torsdag 16. juni 2016

Maxad ka maqashay labadan eray qalad Inductance &Capacitor.

Mark laga hadalyo cilmiga sayniska gaar ahaan, waxyalaha la halmaaala cilmiga teknoligiyada iyo Fiisigiska waxa jira aqoon gun dheer oo u bahan fahan dheraad ah. Manta waxan isku dayeyna  bal in aan in yar aan waxka riraahno inta aan ka aqan laba cashar  aqoongtatda cilimigan elektronic am fiisigiska  aan dhehnee. Labadan shay waxa afka qalad lugu dhaha "Inductance iyo Capacitor " Eraybixinta labadan eray, ogalkay maan arag hadi aad taqan wad nagu cawin karta.

Capacitor
Cadiyan marka aad ku aragto sida oo ku dhegan aladaha teknolojiyada casiriga Capacitors ku waxa uu uegyay sidan sawrikan ka muqadata. Badana waxa laga yaba marka aad furfurto oo aad rabtid in aad hagajisid alaad inaad ka hesho dhowr xabo oo isugu jira noocyo wa wayn iyo kuwo yaryarba.


Maxu qabta CAPACITOR maxayse tayhay shaqadiisa? 
Capacitors waxan uu ka samaysan yahay " passive two-terminal electrical component " Waxan loo isticmala in lagu kaydiyo koronto wakhti koban.Waxa uu u shaqeeya sida bateriga. Wakhtigan cadirka waxa juhdi badan lagu bixya sida wax badan loga ogan laha Capasitorka. Waye waxa laga yaba in mustaqbalka la helo Capasitor kaydin kara korontada in ka badan sanado.
Conductors ku waxa uu ka samaysan yahay films, foils or sintered beads of metal or conductive electrolyte iyo wixi lamid ah.

Sida  aad uga jeedid sawirkan dhinaca midig. Labada saxan  ee is dunsarna waxa ladha  Conductive plate ama saxanka conductive ka. Qaybta dhexe ee khadka buluga ah leh waxa ladhaha Dielectric. Qaybtaas dhexe waxa jira   maaddooyinka caadi ahaan loo isticmaalo sida dielectrics ka mid ah galaas, dhoobada, bac, hawada, vacuum ama waxba, warqad, iyo kuwo kale oo badan. Hadaba inagan oo aan sidaas ugu si dherayn, waxan isku dayeyna in aan ka jawabno sida uu korontada u kaydiyo.

Marka aad ku xidho xirto koronto capasitorka. waxa u ku keydinaya dhinac kamid ah saxanka electron plus (+) dhinaca kalena (-). Eeg swirka midigta. Marki aad u bahatid waxa kaydka charger kas, ka buxsan karta mobilkaga marka dabaka kaa dhaco ama alaadkasta aad rabtid.  Marka lacabirayo Casitor waxa lagu halbeega F-Farad. Cadiyan muga aad ayu u yaryahay manta waxa uu u dhaxaya  1 pF (10−12 F) ila 1 mF (10−3 F). Saynisyahanadu waxa ay aad u mashqulsan yihin sida ay u heli lahayen Capasitor mug wayn, kaas oo kaydin kara koronto badan.


Capacitor in circuit from wikipedia  

Aqoonta  iyo isticmalka CAPACITORS ka, halkan kuma soo kobi karno. Waxan isku dayi dona bal in aan casharo  kale ku eegno, meleha lagu isticmalo iyo sida logu isticmali.


Tusaale, capasitorka waxa lo isticmala waxa afka qalad lugu dhoho High pas filter & Low pas filter , oo ah samacada gariga ama kuwo kuriga ku yaal base koda/ ama si kale hadan u dhehno wayneynta cudka.



Hadi aad jeceshay in aad wax badan ka ogatid fadalan, boqo bogan: https://en.wikipedia.org/wiki/Capacitor &https://no.wikipedia.org/wiki/Kondensator_(elektrisk)



La soco casharka labad.




Inductance














Shaqo, Tamar ama Samayn, macne noce ah bay leyihin erayadan celmiga saynisk.



Tamar, Shaqo iyo Samayn” wa sadex eray oo luqada qalad loogu hadaaqo "Energy, Work and effect".  Cilmiga aqongta sayniska waxay sadexdan eray ay leyihin macne ka duwan ku aaad u isticmasho malinlaha. Marka shay ama wax uu dhaaqo isaga oo ay wadayso awood ”force” waxa u samaya shaqo"work". Hadan af ka qalad ku egno waxay noqon “When an object is moved against a force acting on it, is performed a work”. Hagaag qofka horay umaqlin macne  sas u weyn uma samaynayso. Bal aan isku dayo hadaba, in aan tusmo  ku muujiyo. Waxa ad qabata shaqo marka ad dhagax tuurto, ama ad jipido shay boska u yalay. Shaqadas ad qabatay, haday ahato turidid, ridid, jiidid, qadid, waxa cilmiga sayniska ladhaha Shaqo farsamo “mechanical work” . Tusaale: Matorka gariga waxa u qabta shaqo”work”, wayo waxa uu kaxeya qalfoofka sare e gariga. Waxan filaya in aad fahantay waxa aan macnha aan ula jednay shaqo. Hadi aad fahantahy waxa ay wada egayna sharciyada, lagu xisabiyo shaqo “work”. Baaxadda Shaqada waxa ay la saami tahy masaafada guuritaanka. La sami tahay !? Max ula jeda? Waxa uljeda shaqadu wax ay ku xiran thay, masafada guuritanka. Hadan si kale aad u fahnto u qoro. Shaqo= quwad /xoog* masaafada. dhibicdan waxa ula jeda (* lagu dhuftay) . waxan isticmalay erayga xoog oo lamid ah quwad “force’. Sharcigan waxn u so gabinayna SH=X*M.” Work = force · distance” Halbeeg kasta sayniska waxa u leyhay cabir. Quwada/force waxa lagu cabira Newton”N” oo ah synisyahan ka so helay ah. M- masaafo/distance waxa lagu cabira “m-meter” saas darted, Sh= shaqo= waxa ay lamid thy N*Kg=J, oo ah hal cabirka "joule" wa saynis yahanki reer engris ee wayna James Prescott Joule (1818–1889). Ogysin marar badan casharada aan so dabacno waxa aad ad u arki dontan, sadexdi syanis yahan e nola cabirka qarnigi 15-18, Newton, Einstein, Pascal iyo kuwo kale oo badan.
Fadalan isticmal goobta falaqaynta adiga oo ka si jawabaya, waxa aan bal ula jedno, labada eray ee haray, Tamar, Samayn,Energy and effect.
Qormadan yar waxa xuquqdeeda leh Akhuna Fadil, wa ino iyo mar kale. Ha ilwain in aad share garayso si dad kale oo badan uga faidaysatan.
Waxa aan ini ka rali gelinaya adi ay ada aragtid  ‪#‎language‬ ‪#‎error‬

Marki aad timado kalbayrka jidka qaado wada adiga kula saxan.






"When you come to a fork in the road, take it the way you think is the best for you"




Si malin le ah waxa aan u isticmala erayga Shaqo” work”.Marka aan qabsanayno nololmalmedkena cadiga ah, sida shaqo guri. Hadaba cilmiga sayniska macne noce ah eraygani leyahay?




Tamar, Shaqo iyo Samayn” wa sadex eray oo luqada qalad loogu hadaaqo "Energy, Work and effect". Waxan filaya in aad la cajabtay sabata aan sadexdan eray oo aad malinti dhowr mar maqasho aan maqal yar ugu so qado malaha?. Hadaba macnaha aan uga socda halkagad moday ma ahan. Cilmiga aqongta sayniska waxay sadexdan eray ay leyihin macne ka duwan ku aaad u isticmasho malinlaha. Marka shay ama wax uu dhaaqo isaga oo ay wadayso awood ”force” waxa u samaya shako"work". Hadan af ka qalad ku egno waxay noqon “When an object is moved against a force acting on it, is performed a work”. Hagaag qofka horay umaqlin macna u sas u weyn uma samaynayso. Bal aan isku dayo hadaba, in aan tuso yar ku muujiyo. Waxa ad qabata shaqo marka ad dhagax tuurto, ama ad jiido shay. Shaqadas ad qabatay, haday ahato turidid, ridid, jiidid, qadid, waxa cilmiga sayniska ladhaha Shaqo farsamo “mechanical work” . Tusaale: Matorka gariga waxa u qabta shaqo”work”, wayo waxa uu kaxeya qalfoofka sare e gariga. Waxan filaya in aad fahantay waxa aan macnha aan ula jednay shaqo. Hadi aad fahantahy waxa ay wada egayna sharciyada, lagu xisabiyo shaqo “work”. Baaxadda Shaqada waxa ay la saami tahy masaafada guuritaanka. La sami tahay !? Max ula jeda? Waxa uljeda shaqadu wax ay ku xiran thay, masafada guuritanka. Hadan si kale aad u fahnto u qoro. Shaqo= quwad /xoog* masaafada. dhibicdan waxa ula jeda (* lagu dhuftay) . waxan isticmalay erayga xoog oo lamid ah quwad “force’. Sharcigan waxn u so gabinayna SH=X*M.” Work = force · distance” Halbeeg kasta sayniska waxa u leyhay cabir. Quwada/force waxa lagu cabira Newton”N” oo ah synisyahan ka so helay ah. M- masaafo/distance waxa lagu cabira “m-meter” saas darted, Sh= shaqo= waxa ay lamid thy N*Kg=J, oo ah hal cabirka "joule" wa saynis yahanki reer engris ee wayna James Prescott Joule (1818–1889). Ogysin marar badan casharada aan so dabacno waxa aad ad u arki dontan, sadexdi syanis yahan e nola cabirka qarnigi 15-18, Newton, Einstein, Pascal iyo kuwo kale oo badan.
Fadalan isticmal goobta falaqaynta adiga oo ka si jawabaya, waxa aan bal ula jedno, labada eray ee haray, Tamar, Samayn,Energy and effect.
Qormadan yar waxa xuquqdeeda leh Akhuna Fadil, wa ino iyo mar kale. Ha ilwain in aad share garayso si dad kale oo badan uga faidaysatan.
Waxa aan ini ka rali gelinaya hadi aad aragtan #language #error