torsdag 16. juni 2016

Si malin le ah waxa aan u isticmala erayga Shaqo” work”.Marka aan qabsanayno nololmalmedkena cadiga ah, sida shaqo guri. Hadaba cilmiga sayniska macne noce ah eraygani leyahay?




Tamar, Shaqo iyo Samayn” wa sadex eray oo luqada qalad loogu hadaaqo "Energy, Work and effect". Waxan filaya in aad la cajabtay sabata aan sadexdan eray oo aad malinti dhowr mar maqasho aan maqal yar ugu so qado malaha?. Hadaba macnaha aan uga socda halkagad moday ma ahan. Cilmiga aqongta sayniska waxay sadexdan eray ay leyihin macne ka duwan ku aaad u isticmasho malinlaha. Marka shay ama wax uu dhaaqo isaga oo ay wadayso awood ”force” waxa u samaya shako"work". Hadan af ka qalad ku egno waxay noqon “When an object is moved against a force acting on it, is performed a work”. Hagaag qofka horay umaqlin macna u sas u weyn uma samaynayso. Bal aan isku dayo hadaba, in aan tuso yar ku muujiyo. Waxa ad qabata shaqo marka ad dhagax tuurto, ama ad jiido shay. Shaqadas ad qabatay, haday ahato turidid, ridid, jiidid, qadid, waxa cilmiga sayniska ladhaha Shaqo farsamo “mechanical work” . Tusaale: Matorka gariga waxa u qabta shaqo”work”, wayo waxa uu kaxeya qalfoofka sare e gariga. Waxan filaya in aad fahantay waxa aan macnha aan ula jednay shaqo. Hadi aad fahantahy waxa ay wada egayna sharciyada, lagu xisabiyo shaqo “work”. Baaxadda Shaqada waxa ay la saami tahy masaafada guuritaanka. La sami tahay !? Max ula jeda? Waxa uljeda shaqadu wax ay ku xiran thay, masafada guuritanka. Hadan si kale aad u fahnto u qoro. Shaqo= quwad /xoog* masaafada. dhibicdan waxa ula jeda (* lagu dhuftay) . waxan isticmalay erayga xoog oo lamid ah quwad “force’. Sharcigan waxn u so gabinayna SH=X*M.” Work = force · distance” Halbeeg kasta sayniska waxa u leyhay cabir. Quwada/force waxa lagu cabira Newton”N” oo ah synisyahan ka so helay ah. M- masaafo/distance waxa lagu cabira “m-meter” saas darted, Sh= shaqo= waxa ay lamid thy N*Kg=J, oo ah hal cabirka "joule" wa saynis yahanki reer engris ee wayna James Prescott Joule (1818–1889). Ogysin marar badan casharada aan so dabacno waxa aad ad u arki dontan, sadexdi syanis yahan e nola cabirka qarnigi 15-18, Newton, Einstein, Pascal iyo kuwo kale oo badan.
Fadalan isticmal goobta falaqaynta adiga oo ka si jawabaya, waxa aan bal ula jedno, labada eray ee haray, Tamar, Samayn,Energy and effect.
Qormadan yar waxa xuquqdeeda leh Akhuna Fadil, wa ino iyo mar kale. Ha ilwain in aad share garayso si dad kale oo badan uga faidaysatan.
Waxa aan ini ka rali gelinaya hadi aad aragtan #language #error

Ingen kommentarer:

Legg inn en kommentar