![]() |
Capacitor |
Maxu qabta CAPACITOR maxayse tayhay shaqadiisa?
Capacitors waxan uu ka samaysan yahay " passive two-terminal electrical component " Waxan loo isticmala in lagu kaydiyo koronto wakhti koban.Waxa uu u shaqeeya sida bateriga. Wakhtigan cadirka waxa juhdi badan lagu bixya sida wax badan loga ogan laha Capasitorka. Waye waxa laga yaba in mustaqbalka la helo Capasitor kaydin kara korontada in ka badan sanado.
Conductors ku waxa uu ka samaysan yahay films, foils or sintered beads of metal or conductive electrolyte iyo wixi lamid ah.

Sida aad uga jeedid sawirkan dhinaca midig. Labada saxan ee is dunsarna waxa ladha Conductive plate ama saxanka conductive ka. Qaybta dhexe ee khadka buluga ah leh waxa ladhaha Dielectric. Qaybtaas dhexe waxa jira maaddooyinka caadi ahaan loo isticmaalo sida dielectrics ka mid ah galaas, dhoobada, bac, hawada, vacuum ama waxba, warqad, iyo kuwo kale oo badan. Hadaba inagan oo aan sidaas ugu si dherayn, waxan isku dayeyna in aan ka jawabno sida uu korontada u kaydiyo.

![]() |
Capacitor in circuit from wikipedia |
Aqoonta iyo isticmalka CAPACITORS ka, halkan kuma soo kobi karno. Waxan isku dayi dona bal in aan casharo kale ku eegno, meleha lagu isticmalo iyo sida logu isticmali.
Tusaale, capasitorka waxa lo isticmala waxa afka qalad lugu dhoho High pas filter & Low pas filter , oo ah samacada gariga ama kuwo kuriga ku yaal base koda/ ama si kale hadan u dhehno wayneynta cudka.
Hadi aad jeceshay in aad wax badan ka ogatid fadalan, boqo bogan: https://en.wikipedia.org/wiki/Capacitor &https://no.wikipedia.org/wiki/Kondensator_(elektrisk)
La soco casharka labad.
Ingen kommentarer:
Legg inn en kommentar