
Qormadan yar waxan ku so qadan doonaa, in hadi aad kufto aad kici karto. Lakin hadi aad kacdo, maxad aad ka baran karto qaladki hore aad ku turunturotay. Calamkan ladhoho calamul islami waxa jiray wakhtiyo badan u so maray tariikh teeda ugu wanagsan oo uu hogaminayey caalamka qiyas dhamaantiis, siyasad ahan, cilmi ahan, iyo xadarad ahanba. Wakhti kadib waxa u kufay oo kacay, waxana uu galay herar aad u kala gedisan. Manta waxa ladhihi kara in uu mudo qarni ku dhow uu wax isbedel ah dhinac uun kasamayn. Hadaba maxa sababay in calamkani saan u kala qobqobnaado, baabo oo ladhoho dunidi sedaxaad ama dunida ducafada. Maxa ku dhacay oo lo arki wayey 2.2 billion muslin ah oo degan adoonkan. Hadaba bal waxan isku deyeyna in bal aan caqliga salimka kaashano oo eegno sababo dhowr ah la dhihi karo iyada aya u sabab ah in calamkani burbro oo ishaleeli wayo.
-Qulubta oo ducafaa umadani ka noqotay, wa qodobka ugu weyn ee umadan geedka ugu xiray qoom kale, dadku hadu qulubta ka daciifo jidh wayni wax ku tari mayo. Dadku wa qulubta, hadi aad qulubta ka hagagsan tahy oo iman dhab ah ledahay kaliga aya umado dhan wax la qaybsan kara.
Ingen kommentarer:
Legg inn en kommentar